Wargelin Muhiim ah oo ku socota akhristayaasha Shabakada Allbanaadir

Maamulka Sare ee Shabakada Allbanaadir.com waxaa uu Akhristayaashiisa iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ku wargelinayaa iney soo baxeen mudooyinkan dad Soomaali ah oo sameystay websityo wata magacyo u eg Allbanaadir.com kuwaasoo lagu aflagadeeyo, dowlada Somalia, rag Siyaasiyiin ah iyo shaqsiyaad. Marar badan waxaa Maamulka shabakadan soo gaaray shaqsiyaad iyo siyaasiyiin ka cabanaya in warar xun oo … Continue reading Wargelin Muhiim ah oo ku socota akhristayaasha Shabakada Allbanaadir